Wasiirka Wasaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Amniga

 I’m
Wasiirka Wasaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Amniga Dowladda Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Agaasimaha Madaxtooyada, Gudoomiyaha Gobolka Baay,Saraakisha Laamaha Amniga qeybahooda kala duwa,kuwa ATMIS iyo Saraakiil ka socday Dowladda UK.

Shirka inta uu socda waxaa looga hadlay Xoojinta Amniga,Wadaagida Xogaha Cadowga Khawaarijta Alshabaab ay ku dhibaateeyaan Shacabka iyo Udiyaar Garowga Howlglada Argigixisada Alshabaab laga si feynayo Guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.


Discover more from Nomadicvoice

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Discover more from Nomadicvoice

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading