Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo booqasho ku jooga dalka Masar

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo booqasho ku jooga dalka Masar

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo booqasho ku jooga dalka Masar, ayaa ka qeyb galay kulan sare oo looga hadlayey isbeddelka cimilada iyo maaliyadda.

 

Mudane Saalax Axmed Jaamac oo kulanka hadal ka jeediyey ayaa xusay saameynta ay ku yeelan karto muddada dhexe iyo tan fog isbeddelka cimilladu qaaradda Afrika, gaar ahaan dalalka dhaca geeska Afrika oo ay Soomaaliya kamid tahay.

 

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ayaa tilmaamay sida ay lagama maarmaan u tahay in adduunku iskaashi ka yeesho wax ka qabashada isbedelka cilimada ee sii xumaanaya, isla markaana dalalka soo koraya looga caawin lahaa taageerada ay u baahan yihiin, si ay wax uga qabtaan xaaladaha ay sababaan isbeddelka cimiladu.


Discover more from Nomadicvoice

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Discover more from Nomadicvoice

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading