Xasan Shiikh: Kaligii Taliye Soo Koraya oo Xamar Kaliya ka Taliya

Muqdisho — Dowladda Federaalka ayaa xabsiga dhigtay Oday Cabdiraxmaan Macow Maxamed oo maanta Baraha Bulshada ka soo muuqday isaga oo Xasan Shiikh ku eedeeyey in uu ‘gatay’ dhulkii danta-guud sida; Qabuuraha Iskool Booliisiya, Say Biyaano iyo Ceelasha Biyaha.

Dhammaan intii dunidaan kaligii-talisyo soo maray Xasan Shiikh hortiis taariikhda laguma soo werin, sheeko iyo shaahid-na laguna sheegin kaligii-talis xabsiga geeyay oo la dabaaqtama dadka dhimirka beelay oo uu odaygaan waayeelka ah ee xanuunsan kamid yahay intii uu xarun caafimaad geeyn lahaa.

Xasan isku qaab ayuu dhibaato ugu geeystay dhallinyaradii iyo kuwii dhimirka la,aa. waxaan rajeeynayaa inuu Dr. Xabeeb arrinkaan falcelin ka sameeyn doono.

Madaxweynuhu isaga oo dalka dibaddiisa shaqo u jooga ayuu la soo xariiray booliska kana codsaday in ninka xanuunsan loo soo xiro.

Kaligii-talisyadu kalamaan roon, keenaase ugu liita.


WQ:// Cali Yare Cali


Discover more from Nomadicvoice

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Discover more from Nomadicvoice

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading