Gudoomiyaha maamulka. Gobolka sh,hoose Ibraahim adan ali najax

Gudoomiyaha maamulka. Gobolka sh,hoose

Ibraahim adan ali najax iyo Taliyaha booliska. Kgs. Cabdi dhere. Iyo mamulka.degmada wanlaweyn iyo odayasha dhaqanka degmada wanlweyn ayaa maanta guul ka garay.hishiis. 2 beelo oo wallala aha ee dhawan ku Dagaalamay. Tuulooyiñka. Hoos yimda degmada ayaa maanta. Gacmaha is qabsaday. Waxana Guusahas iska leh. Gudomiyaha mamulka gobolka iyo odayasha dhaqanka.


Discover more from Nomadicvoice

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Discover more from Nomadicvoice

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading